Skip to content

Xagen ka bilabaa onlinke ka? ama xagen ka bilabi kara?

Online waxa laga bilabaa inaa barato is xalis wax la dhaho hada taqano ama raadin wa in ad is xalin karto caqabad walbo oo ka hor imaato.

Is xaliska wa sidee? Wa dhoOr nuuc lkn ka bilaaw luqada internationalka ah ee Englishka isku day ina barato wayo online wa u qasab luqadas wax uun is bar ama baro sida lo raadsado yacni eray english u bahan tahay waxa laga rabaa ina taqan luqada ama google translate wuu ku cawinaa fariin kuso dhacday wa in adan dhihin hebalo ii aqri wa inaad is furan karto marka baro Google transalte iyo waxa uu qabto sido kale waxaad u bahatay sawir inaad ka qado backgroun wa inad taqan ababka lo adegsado ee ka sarayo sawirka dhdabarka danbe ugu yaran laba bilod baro sida wax lesku adiyo. kadib radi xirfad isku day inaa lacag ka sameyso xirfadas hadadan aqoon waxa laga wado xirfad please daawo imisi xirfad ayaa jirto onlinka ama offline ka e wax lagu qaban karo oo ka daawo youtube ka https://www.youtube.com/@iqramahdi1 inaad fahanto is xaliska ama searching ka wa fuded waxa noqon dontaa qof indhaha ufurun yihin. Sido kale madama adan wax qaban jirin naftada waxay la qabsatay camal la anta wa inaa la qabsata wax qabadka sido kale ogow cajiska isagana wa caqabad u bahan inaad xaliso. Cajiskana waxan ka so dhigi donaa postigan kan ku xigo. Sababto ah cajiska wa waxa kaliya ee shaqsi ahaned dib ku celin kara ama hormar ka hor istagi karo sababto ah hadii shaygi ad samen lahed ama shaqadi ku talay inaadan qaban taasna waxay dib u dhigee gulahaga ama mesha ad rajada ka lahed inan gartid. Gushana waxay ka rabtaa ku cel celis inaad ku cel celiso dhormar odan is dhiibin. Sido kale hubi posiyada kale si ad su’lo badan ka guxaa u ogato laga yabe in qof iwaydiiye oon ka hadlay waxad ka heli kartaa Home page ka https://iqramahdi1.com/

Aqriste waxan rajaynee inaad ka fa ‘iday postigan ee ii reeb comment hadii ad su ‘a l qabto, mahadsanid.

Ladagalan Nolosha ka badal dhaqamadii hore marka hore intadan dhihin albab hormar garaa waxa ka horeyo inaa naftada la dagalanto badashana!!!!!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *