Waxan halkan ku hayaa on raba inan idinla wadago ganacsiyo yar yar Qofki hestana Fikrado uu ku hormarin karo Ganacsigiisa ayan u hayaa lakiin marka Hore an isla eegno sida dunida dhalin yarada joogto ushaqeyso ama wax ay qabtan fursado nucee ah ayaa banan oo gurigaga ka banan Tusale qof inaga mida haduu Qolof mobel so saaro 10 naga mida fikrado kala duwan o qurxin ah ayey marin karaan dadkala duwana wa doran donaan intaa ma ila fahantay waxan ka wado okey tusale kale qof manta haduu rooti sameyo Dhoor qof o kale aya roo tiga dhahankisa wax ka badali kara yacni inad rotigaa dhaxda wax ka galiso ama shiido e qaab kale u isticmasho ama jarjarto oo qaab kale u istic mali karta intaa wado waxa loga samen karaa lacag waxana lagu qancin karaa Dad kala duwan Sida ku xusan vieo ga hoos yaala Dhalin yarada dalalka kale hal shey oo qof so sare ayaa dhoor nuuc losii badalaa lakiin ka somali ahan manaqano inaga sida wax lo badalo ama wax lo so saaro hadii qofken wax so saro wala cope yeeyaa taasna waxay badale darenka qofkii asalka lahaa abutitankas adigana xalaal kuma ahan wa mam nuuc xaga diinta xitaa lakiin somali ahan kaliya waxan dhahnaa Alle ka baq lkn wa gorme marki qof kale uu ku arko intan nala arken waxan dono sameynaa lkn waxad ogaatan dhalin yaro mel walbo on qofi ku jedin waxa ku jeda kan ku siyay Caqliga gacmaha lugaha ad wax ku sameyneysid Side dareemi laheyd hadii adiga shay adiga walaka uu umaleyo inadan ujedin lkn ad arkeyso uu sameynayo wax adan ku farxen yacni inu ku dilo rabo ama dheh xitaa canuga ad dhashay ee manta dhan qoraxda utagned cawa cunto u kentay haduu ku dhaho ha igu qaylin ama ad aragto cuntadii aad dhibka ku keentay u dadinayo waa xanun qofka ad jeceshahay hadii aso ku qiyanaa a aragto xanun nuce daremi lahed Kawaran marka kan adi ku aburay oo kuu jedo awoodo inu ku qabto hadana ku qabanen malinba malin udhibee please lacag iyo shaqo waxba kuma tarto marka hore dhis xiriirka Alle kala dhaxeyo kadib nagu so biir kalay xalasha nala quudo xajka ka aad melaha ad qisoyinka ku maqashay buurta uxud iyo so daawo noqona qof kaliya Alle ubahan naftisana chalange Gareya. intaan iyo in ka badan ka baro Page keena Iqramahdi1.com
Halkan ayan so galin donaa Video ku sabsan ganacsi bari oo isniin ah insha Allah.
Ganacsi bilow ah ayaan leeyahay
Asc fartuun abaayo iso jawab ama wahtsapka iga so wac