Waxan bilaabi donaa fikrada ganacsi isbuuca soo socdo dhalin yaro kafaa ideysi wacan fikrada wa bilaash hadii ad rabto am aad ledahay ganacsi yar ood rabto fikrado ama lagu sameyo Website bilaash ah gacmo furan Kaliya shaqeyso kana fa ideyso fursada manta ad heysato ee dhalin yarnimada ogow waxan waxano dhan usameyay in meshad jogto ad ka shaqeysato hadii lajogo ad ila jogto ad wax ku qabsan wayso mel kala laga hestaa waqtigaga haku dhumin radin lacag ee ku dadal xuriyada naftada sida salada toosi Qur anka aqri kadib uso jeso noloshada Sido kale daawo Wax barashada freega ah ee an so dhigo youtube kayga Iqramahdi
Wax barashada waxa ka mida wax so sarka sida wax lo sameyo ado kaso bilaabayo bilawga tusaale sida lo sameyo cabitanka budada
Thnks for sharing this information
This was very helpful
Great contents really enjoy it
No worries at all just keep going