Skip to content

Team kaafton is a new Generation fa idada shaqada.

Walal macan shaqada aad shaqeyso ayaa ka mac abahaa o milionair ah lacag aad ka qadato sababta ma taqanaa lacagtas ma ahan xolahaga somali waxay ku maah mahda Abahey aa damer leh aa dhanto anaa digag leh mana ku dhargeysid ilen waxa jiro daren ah wax kale hada ubahato so kagama bahna inaa waydiiso hadana yar yareyso Lkn marka ledahay qofna ma ogo qofna kuma waydinayo sido kale waxa daremee farxad gooni ah waxa shaqeysato cun wax ka macan ma jirto waxa kale oo jiro hadii aad hal qof waxad so shaqeyso siiso ma familyga boos u buxiso waxa yalane daren kale o goni ah qofka shaqesta wuu og yahay macnnaha ay ledahay iyo darenka saxda ah marka tahay qof noloshisa kufilan tan famalygana number one ka ah sow sidee xagena ka bilabee adoo qawan dhar ma iso gadi lahed wa may naftada ka bilaw kadib tan familyga intadan gursan waxad baranee sida reer lo mamulo malinka naftada kaso baxdo tan famalygana ad uso istaagto aya lagugu bilabaa in lagala xiriiro caqabadaha guriga sida cunug hebel wax barashadi diiday booski mel hebla ku yalay dhisma ku bilaabay xigaygaas so raadi so wax yabo badan ayaad ka badali kartaa lkn wa markaa badasho tan naftada ee hada u istaag noloshada mar wabana gacanta midig ku hayso kitaabkaga saladana ku nagaw waxad noqee qof wax badan ka fikira o xaliya daqiiqado gudaheeda.

wax badan ka baro Aladahena social media sida youtube, website and etc. Sido kale waxad ku biiri kartaa team kaafton adigo kala doranayo wiil ma gabar oo raac link gan Hal kan ku dhufo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *