Skip to content

Home made chocolate! Team kaafton is new generation!

Ma ogtahay in chocolate ka lagu samen karo guriga ama aad bilaabi karto ganacsi yar kaliya chocolate sameyn waxan manata isla samen donaa chocolate waliba tan cad sido kale waxan barobeye xogaa yar o Dark chocolate ah sidaad ogtihiinba waxaan halkan ku baranaa sida wax yabo badan lo sameyo waliba bilawga loga so bilaabo waxan horay uqadanay Liinta la qala jiyo ee sharaxada lo isticmalo sido kale liinta o laga sameyo cabitan budo ah waxa kale on sameynay qolofka mobelka wana ku guleysan in ardaydu ay sameyaan waxan qeebtan ku qadan donaa Chocolate Sido kale la soco marwalbo postiga ugu danbeye isaga ah Casharkii ugu danbeeye.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *