About me

Somali

I’m Iqra.
wax yar ayan kaga shega sababta an u bilabay in online an ku shaqesto.

Barasho wanagsan asxabtayda kuwa igu xiran iyo kuwa cusuba magacayga wa Iqra sida kor kuxusan waxan kamid aha ardayda ka qalin jabisay dugsiga Hoyga xamar dabcan waxan ku dhashay Somalia kuna bar baray Schoolka markan dhameyay waxa ii cuntami waysay inan bilabo jamacad sabab to ah waxan arka kumanan qof oo guriga jiifo jamacadna dhameyay hada waydisana ku dhaha jamacad ano dhameyay miyan lacag yar ku shaqeyna wajifa le mogeya fikrada wa ila qaldaned sabab to no one cares yacni qofna wax kama galin dhimashadada ama noloshada marki laga rebo Alle, Walid iyo walal. hadana waxan arka walidki waxa ay ku shaqeynayan lacagta u qofkan dida kasii yar hadana xanun kuma heyso hoya shaqeyne adna wajife dhalinyaradena badankod kama xishodan. Xaqa Alle hana tuso adigan hada aqrisanayo walidka hadu ku nolyahay ku dadal waliba hooyo inaa xajka geyso hada awodana abe ku darto. Goal kagu ha ahado kas. ugu danben waxan isku dayay inan walidka la fadhisto una shego inan rabo inan wabarasho dibada u aado sababto ah waxa wadanka la shaqaleysiya ajnabiga anago bahan caruur ayan ahay lkn wali garad ayan lehay eysan lahen raga naga masulka ah waxan si toos ah u imid london anigo waxba tahrib ah galin waxana grab igu siye Hooyo iyo Abe Alle narta haka xureyo (amiin) waxan arkay nololsha London waxan arkay dadku inay wada stress yihin lkn waxan helay jawabta midkod ma qoslo ilaa wa mid dukado oo quranka aqaristo galaduna midkod ma qoslo ilaa u qamri kacabo waxan talo sartay Alle waxa layga buriyay shaqadii ogow wadankana kaligey ku ahay waxa ila jogay on i Cidlen Alle waxa isaran masuliyad marki lagu daro nafteyda familyga wa iga marman lkn just waxay modan bar walbo qofka qurbaha jogo aya ladan, shaqadi wan ka tagay mid kale ma hayo lacag yarna wan hesta waxan radsaday shaqo onlinka sida logu shaqestana wan bartay ayado iga baxday lacatii yared e an hestay hoyo waxan ushegay inan biilasha bixin karin waxaba bixis igabo gurigayaga. sa walbay ahaato tan waxa ay eheed qisada ka danbeysay inan ku barto mudo lix bilod ah onlie kuna shaqesto mantana Alhamdu waxan bartay ayan dadka baraa dharna onlinka ku ibiya hadi ad tahay qof rabo inu guulesto ado shaqeynayo wax baro taas wa sirta an kusin karo.

Sign up for the best travel tips and adventures!

Quas alias velit soluta voluptatum Etiam officiis praesent quidem, neque.

Email
The form has been submitted successfully!
There has been some error while submitting the form. Please verify all form fields again.

Su’alaha Jogtada ah ee la iwadiyo?