Cabitanka asalkiisa waxa laga sameya waxwalbo ee noqonkara cabatan sababta so loo badalana wa in la isticmali karo mudo yacni waqti dheer boroseska uu maro wa in la shiido, lamiiro, lagu daro sokor, kadib weel fidsan lagu shubo, si uu u qalajiyo. Waxa u qata waqti an badnen malin ama labo malin kadibna waxa lagu budeyaa mashiin kan yar eed utaqanan mashinka sisinta kadib waxa lagu shubtaa container ama caag fur leh ogow gasaca waxa uu hurinkara cabitanka hadii uu kulel la kulmo marka mar walbo ku shubo caag dabool leh sido kale waxaa lagu daraa fuud color ama rinjiga cuntada si uu uso saaro kalar qurux badan hadii ad rabto inaad daawato aso video qeeb hoose eeg.
sidoo kale waxaan lenahay group dhalin yaro lagu magacawo kaafton wa wax barasho ayu shey sidi bilawga loga so bilaabay ku dhufo halkan ay ku qorantahay team kaafton
Markasto kala soco cashirada ku dhaafay youtubeka Iqramahdi
Wx jclhy
Asc muno so dhawaw walalcallka so qabso