Skip to content

Team kaaftoon is New Generation.

Wan idin salamay dhalin yaro waxan halkan rabaa inan idinku tuso manta sida fudud ee lo sameyo qolofka mobelka qof wax so sar leh hada tahay isku day waxad gari dontaa malin ad ila wadagto gaari ama diyarad duleyso xirfada gacanta ayaa badashay dunida manta ad arkeysan wana nagu filan tahay in anaga dhan an shaqo helno marki la helo xirfad lakin lakiin hadii anan lahen aqoon waxa kaliya ood fursad u haysataa walalka wax bartay inad ka ko biyeyso hadana makugu filnaneyso ee waxa isku daye inaad agtiisa ka furato si ad dadka wax ka iibsadana ula wareegto wana xaran qof ki raba kaliya lacag asay utal lkn qofki rabo xalal wax habarto ha nolaado wllkiina ha u ogalado inuu nolaado sido kale isku dhib hadadan awoodin xitaa inaa tirahdo maansha Allah.

Sido kale hadii a tahay qof rabo inuu wax qabsado hadana cules ka saran waxad qada tilaboyinkan

1: Salada ha boobsiin dadka ishs hayso waxay daremi donan cules salada si dagan uma dukan karan waxay dareman inay buur fulayan o kale

2: Hadii xanaq badan tahay ama ad aragto xanun ku qabana e ka tagaa markaad biyo qabow ku qubeysato ado xanunsan ad cafimadeyso wa il iyo wixi lamida

3: ok maxad samen kartaa marka marka cajis darento ama qandho biyo qabow ku qubeyso sido kale cuntada ad afkaga saree ubadal mid tahlil aha wax walbo ad cune 7 fataha ku tuf ogow in cules daremi dontid sabobto ah waxa jirkaga ku jiro wa bahanayan tartiib ayayna udhamanayan hana ilowin adkar sabax iyo masa iyo hal juz quran daily.

4: Xuriyad marka darento iyo farxad bilaw sadax masuliyad inad qaado kow naftada,qooskaga,dadkaga iyo dalkaga

Hadii ad rabto aso video ah dawo sida mobelka qolafkisa lo sameyo.

Halkan ku dhufo link.

sifiican u aqri pos yada an so dhigo su”alo ka dhax guxayo ka helee. link

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *