Skip to content

Sidee loo kordhiya lacagta kuso gasho bishii?

Maanta go’an qado bil walbo waxan so galin donaa post su ala ah qof walbo meshu marayo. Sido kale haka cabsan inaad ishegto mesha ad dhafi wayso tankale naftada amin in ay samen karto waxan an go’an sanay. Waxaan no balana dhalin yaro kuwi ugu horeye ee mamulo qadana ama kor u qada family yada siba hooyinka aabe yasha iyo walalo waxaad halmar isku shegtaa in caqabadu tahay gushada lana dagal sidi qof rabo inu naftada goyo sido kale shaydankana wa cadowgaga beena mahan wan idinla wadagi donaa inta lagu dhegay quranka dhaxdiisa wax yarna waxan ku shegaa astaan tisa waxa u badalaa ama yareynaa inaa wax xifdiso sido kale xasusta sido kale marka Go’an Qado midakale ogow Diinta islamka sifiican ubaro sababta ma taqaana dan ween a kugu jirto qof hormar leh noqee oo maal qaben ah ama milionair ah sababta mataqanaa waxan maqlay inu nabiga yiri salalhu Aleyhi wasalam ( ku sali ).

Tankale Gusha gacantada ay ku jirta ee swrkan la dag ka bilaaw mesha ad hada joogtid yacni lacagta hada kuso gasho ilana soco onlinka iyo wax walbo oon aqaano wan so galin donaa asoo bilaash ah lkn ogow ujedka mahan aqoonta ee wa sirta suuqa iyo wadadii an so maray si adan isku dhihin waxan maxa waye hora loo dhahay nabar ad ogtahay naxdin malahan.

so ila soco aqrisana postiyada an so dhigo ee ku siinayo enarji aad wax ku qabsato https://iqramahdi1.com/how-to-build-your-mindset/

2 thoughts on “Sidee loo kordhiya lacagta kuso gasho bishii?”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *