Build a strong mind set involves more than just positives thinking: it requires a commitment to personal growth and resilience. this guide explores the essential steps to transform your mindset, including setting clear Goals, embracing positive self-talk. by fotering a growth- oriented attitude, you can enhance your ability too adapt to change, overcome obstacle, and achieve your personal and professional aspirations. through continous learning and reagular reflection, you can maintain momentum and stay aligned with your goals, ensuring that each step you take is purposeful and impactful.

Maskaxdada fur is wadii maxa ka qaldan sxb say ku dhacday in qofka sameyo kumanan adiguna ad wali walidki naf ka raadineyso. Yeelo riyo like hoyo xajka geey ama aabo sadaqo u bixi carurtada walalaha hakugu fanan hebel ha iska dhigdhigin. Alle cabud ducayso wixi kaso haray hawada kucun nagu kala wada dheh sxb la an ahaw ama dooro qof ka hor ordayo sxb liita iyo shaydankaba dibey ku dhigan.

Ha dhaweysan waxa rababtid inan noqoto wa noqon kartaa ha dhihin ilahaa iyelay shaydan kuu yelay. Sxb faqri hada maqasho wa marku shaydan ka fogen. So kac saxiib salada ka hor duko qur an aqriso baro tafsiirka sxb ku xiji alamiito qubeyso sxiib.

Xirfad baro wax so saar yeelo maanta samey bari samey bari danbo waqtigi malinka kowad ka galay maka galayo. Wake up sxe wa been reer hebel ma jiro qof inta ku imaado ku dhahyo kala ila so shaqeyso sanidki laso dhafay. Sidi qof xanunsan xafada iyo mala yacni udhaxeysay maxa ku sugayo sanadka so cocdo meshada me ma ahanee? Hadey maya tahay.

Ka bilaw mesha sexaato nadiifi ku xiji sxb naftada cream marso is carfi qor mesha ad jeceshahay inaa ahaato. Wax barsho kaligaa ah baro o wax is bar hadii adan aqoon gmail iso dir ana ku baraa ama lasoco Aladaha internetka an free ga wax ugu so gudbiyo. Ogow inaad aqoon la share gareyso dadka waa sadaqo! Adoo la baxay marka wax baro hana xasidin walalka cafi bulshada walidka ka duceyso Allana mar walbo lanbar one ka dhig salada waqtiga ku ilali.

English. Somali.

1:Self – Awareness. Wacyi gali naftada

2: Set Goals. qorsho yeelo

3: Embrace Challenges. laqabso caqabadaha

4: Positive Thinking. dhanka wanaga ufikir

5: Continuous Learning. waxbarasho jogta ah

6: Resilience. Adjeyso

7: Mindfulness and Reflection. digtonaw sido kale milicsina samey

Shop http://iqramahdi.com

learn more http://iqramahdi1

Be better than yesterday!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *